NHS support

Other Languages - Somali

Warbixin Af-Soomaali ah

Waxaan diyaarinay turjumaada wediimaha ugu badan ee soo noqnoqda iyo minguurinta warqada lifaaqa ee luuqadaha ugu badan ee ay isticmaalaan NHS Direct. Hoosta riix si aad u ogaatid iyagoo soomaali ah.

Warqad tusaale ahSu'aalaha inta badan isweydiiyo

Waad dhamaystiri kartaa suaalahan jawaabtooda  adigoo isticmaalaya khadka internetka ee hoos ka muuqda. Kadibna waxaad awoodi kartaa inaad doorato baaritaanka guud isagoo luqada ingiriiska ah ama luqadaha kale ee 13 ka ah mid ka mida. Kadibna waa inaad gelisaa ama ku qortaa tixraacaaga / magaca aad isticmaasho iyo aqoonsigaaga sirta ah. Kuwaana waxaad ka heli kartaa beejka ugu horeeya ee suaalaha baaritaank ku qoranyihiin.

Dhameystirka suaalaha adoo isticmaalaya khadka internetka hadda – riix halkan

Waxaa kaloo jira caawimaad khadka taleefoonka ah oo aad ka heli kartid akhbaar badan oo afsoomaali ah ama aad suaalaha baaritaanka guud kaga jawaabi kartid haddii aad ka mid noqoto dadka loo doortay inay ka qeyb qaataan.

Wixii aad doonayso inaad ogaatid afsoomaali, fadlan wac 0808 238 5388.